Layaabka Aduunka: Ragga lagu beero uurka oo calamka kusoo badanaaya (Daawo Sawiro)






Waxaa Caalamka kusoo badanaaya Ragga lagu beero uurka, waxaana soo baxay Hay’ad daryeesha Raggaasi si ay usii gutaan Howlahooda ku aadan dhanka leysku ekeysiinaayo dumarka.


Ragga inta badan lagu beero uurka ayaa waxaa ay u badanyihiin dalalka kala ah Shiinaha,Kuuriya,Filibiin iyo dalal kale oo iyaguna ku abtirsada Qaaradda Yurub Arintaani ayaa layaab ku noqotay dadka muslimiinta ah waxa ayna ficilkaasi ku tilmaameen mid lagu bedelaayo abuurista Eebe.

Fakarkaaga ka dhiibo Commentska hoos:
Facebook Blogger Plugin by Bulsha.com | Get Widget